Ereyga Maanta: saddex-madaxle
qaddacnaansho  ld qaddacnaan.
qaddar1  1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar². qaddar2  (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar¹ (5). qaddar3  Wax ahaysiin (Ilaah). qaddaran  Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
qaddari  Qiimeyn; sharaf; tixgelin.
qaddarid  eeg qaddar³.
qaddarin  eeg qaddari. ld qaddaris.
qaddaris  ld qaddarin.
qaddarjab1  ld maskarjab¹. qaddarjab2  ld maskarjab². qaddarjaban  ld maskarjaban.
qaddarjabi  ld maskarjebi.
qaddarjabid  ld maskarjabid.
qaddarjabin  ld maskarjabin.
qaddarjabnaan  ld maskarjabnaan.
qaddarjabnaansho  ld maskarjabnaan.
qaddarjabsan  ld maskarjabsan.
qaddarjabsanaan  ld maskarjabsanaan.
qaddarjabsanaansho  ld maskarjabsanaan.
qaddarjebi  Cid sharafta ka qaadid.
qaddarjebid  ld maskarjabid.
qaddarjebin  eeg qaddarjebi.
qaddarnaan  eeg qaddaran. ld qaddarnaansho.
qaddarnaansho  ld qaddarnaan.
qaddicid  eeg qaddac. ld qaddac¹ (3).
qaddiifad  ld kadiifad.
qaddiman  Hanti, wax la qaddimay ahaansho.
qaddimid  eeg qaddin.
qaddimnaan  eeg qaddiman. ld qaddimnaansho.
page : 14 of 86
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>