Ereyga Maanta: jeeraarin
raarici  Wax meel sare ka soo laallaadin.
raaricid  eeg raarac². ld raarac¹ (2).
raaricin  eeg raarici. ld raaricis.
raaricis  ld raaracin.
raarid1  eeg raar³. raarid2  1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin. raaridid  eeg raarid².
raarmid  eeg raaran¹.
raarnaan  eeg raaran². ld raar-naansho.
raarnaansho  ld raarnaan.
raaro  Wax meel sare saarasho.
raarridid  eeg raarrid.
raas  1. Qoys. 2. Meel qoys degi karo. 3. ld raasi.
raasammaal  1. Hantida asaasiga ah ee ganacsi lagu bilaabo; lafo. 2. Hanti qof leeyahay. ld raasumaal.
raasammaali  Qof hanti badan leh. ld raasummaali.
raashin  Cuntada daruuriga ah ee dadku ku nool yahay; gasiin.
raasi  1. Dhul dhuuban oo badda aad u dhex gala. 2. ld raas (3).
raasow  (bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.
raasummaal  ld raasammaal.
raasummaali  ld raasammaali.
raasweyn  Haweenay ubad iyo xoolo badan leh.
raatib  1. Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo. 2. (-byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib¹ (1).
raawi  1. (f.g) Bir si ay u simanto garaacid. 2. (f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.
raawin  eeg raawi. ld raawis¹ (1).
raawis1  ld raawin; ld raawisid(2). raawis2  Mindi iwm gabowday oo aan wax goyn karin. ld saawir. raawis3  Gaadiid-badeed majare u toosin. raawisid  eeg raawis³. ld. raawis¹ (2).
raawisnimo  Mindi raawis ahaansho. ld saawirnimo.
raaxayn  eeg raaxee. ld raaxo (2).
page : 7 of 40
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>