Ereyga Maanta: jaw
radeebid  eeg radeeb². ld radeeb¹ (2).
radeebnaan  eeg radeeban. ld radeeb-naansho.
radeebnaansho  ld radeebnaan.
radi1  Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna. radi2   Badar si uu u jilco biya la dhigid. radid  eeg rad.
radin  eeg radi².
radqan   ld raqdan.
radqanaan  ld raqdanaan.
radqanaansho  ld raqdanaan.
radqid  ld raqdid.
radsan   Badar, maro iwm wax biyo lala dhigay ahaansho.
radsanaan  eeg radsan. ld radsa-naansho.
radsanaansho  ld radsanaan.
rafaad1  Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda. rafaad2   Nafley, dhib badan la kulmid. rafaadi   Nafley rafaad badid.
rafaadid  eeg rafaad².
rafaadin  eeg rafaadi.
rafaadsan   Nalfey rafaad hayo ahaansho.
rafaadsanaan  eeg rafaadsan. ld ra-faasanaansho.
rafaadsanaansho  ld rafaadsanaan.
rafaaji   Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifaaq².
rafaajin  eeg rafaaji. ld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.
rafaaq1  Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin. rafaaq2   ld rafaaji. rafaaqid  ld rafaajin.
rafaasad   Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.
rafac   Hawl socotay joojin.
rafacan   Hawl socotay wax la joojiyey ahaansho.
page : 11 of 40
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 > >>