Ereyga Maanta: nadalo
uubatee  1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.
uubateyn  eeg uubatee.
uubato  1. Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley. 2. Qaylo dheer.
uubo  ld uub.
uud  Daaq; caws.
uufannaa  ld uufannays.
uufannays  1. U. ah: maroodi markaa dhashay ama beriyo jiray. 2. (m.l.u) U. ah: dad aan meel loogu hagaago lahayn. ld uufannaa.
uugaabid  eeg uugaw².
uugaabo  Qaylo kicin iyo tirtirsi leh oo dad loo jeediyo; guubaabo.
uugaami  Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
uugaamid  eeg uugaan².
uugaamin  eeg uugaami. ld uugaamis.
uugaamis  ld uugaamin.
uugaamo  ld uugaan.
uugaan1  1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo. uugaan2  1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid. uugaw1  Uugaan. uugaw2  Uugaan samayn (geel). uugo  Dhawaaq wiilka geela jiraa sameeyo markuu rabo inuu isu ururiyo. ld uujo.
uuji  Uugaan ka keenid (geel).
uujin  eeg uuji. ld uujis.
uujis  ld uujin, uugaw¹.
uujo  ld uugo.
uulayn  eeg uulee.
uulee  Qaylo dheer samayn.
uuley  Yeey, uubato.
uuman1  1. Jin, rooxaan. 2. ld uun¹. uuman2  (uunmay, uumantay; uunmi) Wax la abuuray noqosho. uuman3  (uunnaa, uunnayd) Wax la abuuray ahaansho. uumasho  eeg uumo.
page : 11 of 15
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 >