Ereyga Maanta: tefiir
dabaaljooglee  Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
dabaaljoogleyn  eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.
dabaaljoogtee  ld dabaaljooglee.
dabaaljoogteyn  ld dabaaljoogleyn.
dabaaljoogto  ld dabaaljoog.
dabaalo  Dabaal samayn. ld dabbaalo.
dabaalsii  ld dabaali.
dabaalsiin  ld dabaalin.
dabaan  ld damaan.
dabaaq1  ld dabaakh¹. dabaaq2  ld dabaakh². dabaaqad  ld dabaakhad.
dabaaqid  ld dabaakhid.
dabaax1  ld daabax¹. dabaax2  ld daabax². dabaaxid  ld daabaxid.
dabaaxsii  Dabaaxid samayn.
dabaaxsiin  eeg dabaaxsii.
dababbax1  Shuban badan, jilicsan, oo caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada. dababbax2  Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban). dababbixid  eeg dababbax².
dabac1  ld debcid. dabac2  ld debec². dabacadde  1. ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya. 2. Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.
dabacaddeeye  ld dabacadde (1).
dabacase  Geed nagaar khudaarta la cuno ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; karooto.
dabacla'aan  ld debecla'aan.
dabacsamid  ld debecsamid.
dabacsan1  ld debecsan¹. dabacsan2  ld debecsan².
page : 13 of 218
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>