Ereyga Maanta: tefiir
walcin  eeg walci.
walco  Hoore weel ku jira qar ka daadasho.
waldaami  Wax culus iyadoo labada dhinac la hayo kor u qaadid. ld walwaal.
waldaamin  eeg waldaami. ld walwaalid.
waldabaani  Xoolo meel ku celcelin.
waldabaanin  eeg waldabaani. ld waldabaanis.
waldabaanis  ld waldabaanin.
waleecaad  Waxyeello; dhibaato; inkaar; hoog.
walhasho  eeg walho.
walho  Wax si joogto ah hadba dhinac ugu iilasho.
wali  ld weli¹.
waliil  Gariirid, qarqarid, jarayn.
waliilid  eeg waliil.
waliimo  Martisoor weyn oo marti sharaf lagu maamuuso.
wallaahi  Dhaar magaca Alle lagu dhaarto. ld walle.
wallac1  Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo. wallac2  Wallac dareemid. wallacid  eeg wallac².
wallacsan  Naag wax wallac hayo ahaansho.
wallacsanaan  eeg wallacsan. ld wallacsanaansho.
wallacsanaansho  ld wallacsanaan.
wallamaad  Neef jar ah; ahmin.
walle  ld wallaahi.
walo  Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.
walow  1. (nax.) Xataa, xataaba. Tus. “Walow anigu waan aqaan”. 2. (nax.) In kastoo. Tus. “Dadka si caddaalad wax ugu qabo, walow taa ay adag tahay”.
walqal1  Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal¹. walqal2  U w.: walqal samayn. ld waqlal². walqalid  eeg walqal². ld waqlalid.
walwaal  ld waldaami.
walwaalid  ld waldaamin.
page : 15 of 40
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>