Ereyga Maanta: jaw
wakhti  ld waqti.
waki  Nafley dhutin.
wakiil  Qof si sharci ah u maamula hawlo cid kale leedahay.
wakiil boqor  (siyaa.) Qofka wax u xukuma sida boqorka.
wakiilasho  eeg wakiilo.
wakiilnimo  Wakiil ahaansho.
wakiilo  Cid kale wakiil ka dhigasho.
wakin  eeg waki. wal s. 1. Nin w.ba: nin kastaba. 2. W.ba: kasta. ld walba.
walaabi  Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.
walaac1  Iahawareer; isla-hadal; walwal. walaac2  1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid. walaacid  eeg walac².
walaacsan  Wax walaac hayo ahaansho.
walaacsanaan  eeg walaacsan. ld walaacsanaansho.
walaacsanaansho  ld walaacsanaan.
walaahow1  Jahawareer; walaac. walaahow2  Wax aan laga maarmin waxna aan tarayn dareemid. walaakiin  ld laakiin.
walaal1  Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen. walaal2  Gabar waxa ay u tahay gabar ama wiil ay wada dhasheen. walaalayn  eeg walaalee.
walaalee  Walaalo ka dhigid (cid).
walaalnimo  Walaal ahaan. ld walaaltinnimo, walaaltooyo.
walaaloobid  eeg walaalow.
walaalow  Walaalo noqosho.
walaaltinnimo  ld walaalnimo.
walaaltooyo  ld walaalnimo.
walaaq1  ld walaaqid. walaaq2  1. Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid. 2. Meel deggan qas ka kicin. walaaqan  Wax la walaaqay ahaansho.
page : 13 of 40
<< < 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 > >>