Ereyga Maanta: saddex-madaxle
baawee  War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
baaweyn  eeg baawee.
baaxaaddeg1  ld baaxaadeg¹. baaxaaddeg2  ld baaxaadeg². baaxaaddegan  ld baaxaadegan.
baaxaaddegid  ld baaxaadegid.
baaxaaddegnaan  ld baaxaadegnaan.
baaxaaddegnaansho  ld baaxaadegnaan.
baaxaadeg1  Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹. baaxaadeg2  Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg². baaxaadegan  Wax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaaddegan.
baaxaadegid  eeg baaxaadeg². ld baaxaaddegid.
baaxaadegnaan  eeg baaxaadegan. ld baaxaaddegnaan, baaxaaddegnaansho, baaxaadegnaansh.
baaxaadegnaansho  ld baaxaadegnaan.
baaxad  Ballac.
baaxadsoore  Meesha baaxadda bartankeeda ah; wax fidsan oo ballaaran wadaagihiisa; dhex; bartame.
baaxeer  Qof bashaash ah.
baay  (xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay, 3.14159. waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
baayac1  ld baayacid. baayac2  Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin. baayacad  Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.
baayacasho  eeg baayoco. ld baayacad.
baayacmushtar1  ld Biicmushtarid; biicmushtari. baayacmushtar2  ld biicmushtar². baayacmushtari  ld biicmushtari.
baayacmushtarid  ld biicmushtarid.
baayaco  ld baayoco.
baayactamid  eeg baayactan². ld baayactan¹.
baayactan1  ld baayactamid. baayactan2  Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.
page : 12 of 108
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>