Ereyga Maanta: gadaalabbar
nagayn  ld negayn.
nagee  ld negee.
nagi1  ld negaan. nagi2  ld neg. nagow  ld negow.
najaar  Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
najaarnimo  Najaar ahaansho. ld nijaarnimo.
najaas1  (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹. najaas2  (dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1). najaasaysan  ld nijaasaysan.
najaasaysnaan  ld nijaasaysnaan.
najaasaysnaansho  ld nijaasaysnaan.
najaasee  (dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
najaaseyn  eeg najaasee. ld nijaaseyn.
najaasnimo  (dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.
najaaso  (dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.
najaasoobid  eeg najaasow. ld nijaasoobid.
najaasow  (dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.
nal  1. Qalab dusha quraaradi kaga dahaarantahay oo iftiin bixiya marka korontadu soo gaadho. 2. Iftiinka korontadu dhaliso.
namas  1. Ul gaaban oo rabadh ah oo boliisku isticmaalo. 2. ld nabas.
nambar  ld lambar.
nambarayn  ld lambarin.
nambaree  ld lambari.
nambari  ld lambari.
nambarin  ld lambarin.
nambarsan  ld lambarsan.
nambarsanaan  ld lambarsanaan.
nambarsanaansho  ld lambarsanaan.
namiin1  Qof dadka isku dira. ld nabiib¹. namiin2  Ku n.: Cid, cid kale ku dirid. ld nabiib².
page : 14 of 35
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>