Ereyga Maanta: jaw
macaan2  eeg mac². ld macaansho, maci. macaan3  1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho. macaanaan  eeg macaan³. ld macaanaansho, macaani (2).
macaanaansho  eeg macaanow. ld macaanaan.
macaane  Dhuuni inta dhadhanka macaan leh; macmacaan.
macaanee  Wax macaan ka dhigid. ld macee.
macaaneyn  eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.
macaaneys  ld macaanayn.
macaaneysad  ld macaaneysasho.
macaaneysasho  eeg macaaneyso. ld macaaneysad, macaaneysi, macaysad, macaysasho.
macaaneysi  ld macaaneysasho.
macaaneyso  Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.
macaani  1. Dhaqan qof leeyahay. 2. ld macaanaan.
macaanow  1. Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan). 2. Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
macaansad  ld macaansasho.
macaansasho  eeg macaanso. ld macaansad, macaansi.
macaansho  ld macaan².
macaansi  ld macaansasho.
macaanso  1. Wax dhadhankiisa jeclaysasho. 2. Sheeko, salaax, iwm u bogid.
macaariif  eeg macruuf.
macaash1  1. Faa'iidada laga helo badeeco la gaday. 2. Badeeco. macaash2  Ka m.: macaash ka helid; faa'idid. macaashi  Cid macaash u oggolaan.
macaashid  eeg macaash².
macaashin  eeg macaashi.
macaashle  Qof badeeco yar rogrogta.
macaawinad  ld macaawino.
macaawino  Kaalmo; taageero. ld macaawinad, mucaawinad, mucaawino.
macaddi  ld macandi.
macagtoobid  eeg macagtow.
page : 12 of 131
<< < 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 > >>